La Raadinayo
Macluumaad sheegga meesha uu
Jamal Mohammad al-Badawi
Abaalmarin Gaaraysa Illaa $5 Milyan
Taariikhda Dhalashada : 22-kii Luulyo, 1960-kii ama 23-kii Oktoobar, 1963-kii
Goobta Dhalashada : Al-Shargian, Makiras, Yemen
Dhererka : Qiyaasta Dherirkiisa 5'5" (165 cm)
Miisaanka : Qiyaasta miisaankiisa 175 lbs (79 kg)
Timaha : Madow
Indhaha : Madow
Nooca Jinsiga : Lab
Midabka : Midabka Maariin Casaanka
Magacyada La Sheegto : Jamal Muhsin al-Tali, Abu Abdul Rahman al-Badawi, Abu Abdul Rahman al-Adani, Jamal Mohammad Ahmad Ali al-Badawi, Jamal Mohammad Ahmad

Shaqsiga kor lagu magacaabay waxaa loo raadinayaa in uu ku lug lahaa qaraxii bamka ee Aden, Yemen loogu geystay markabkii Mareykanka ee Cole markii ay taariikhdu ahayd 12-kii Oktoobar, 2000. Weerarkani wuxuu keenay in ay ku dhintaan 17 qof oo ah badmaaxiin Mareykan ah.
Shakhsiga magaciisu kor ku yaal waxaa lagu soo dacweeyey eedeymaha soo socda:
Dil iyo shirqool lagu dilayo muwaadiniin Mareykan ah iyo shaqaalaha militariga Mareykanka; shirqool la adeegsanayo hubka burburka culus geysta, dhaawac iyo burbur loo geysto hantida dawladda iyo xarumaha difaaca; iyo in taageero militari la siiyo ururrada argagixisada.
Click here to listen to a Public Service Announcement about this terrorist